SHINBIRIHI DADQADKA AHA EE SIXIRKA LAGU ADEEGSANAYAY OO TII LABAD LA DILEY.W/Q: Khadar Kaariye

 

#Baadhiso_Hordhaca

 

SHinbirihii Dad-qaadka aha oo Tii Labaadna La Dildy, Qaabka Lo adegsanaya wa Hab Sixir.

 

Shinbirahan oo Sida La filayo Ah Sixir iyo Fal. La Soo Adeegsadey Oo Ku Kooban Deeganada Reero Qudha.

 

Xita Qaabka loo isticmaalayo Shinbirahan oo Kooxo ah Mar lama So wada deeynayo, Waxa ku Cadeeyna Marka Mid La Dilaba.

Hadna Mid Kale la so Daaya, hadana Waxay Imaneysa Deegaanki hore, Mar Qudha Lama Sheegin Ama lama arag Iyago Kooxo ah oo kala meelo weeraraaya Ama meel wada weeraraaya.

 

FG. Akhriztow Badhiso Anu So oganey Dhacdoyinka Xayawaanka la sirxo ee la Isu Adeegsada hore wey u so dhaceen waxa ka mida

 

1. Dadka Daga Wabiyada Konfurta Somalia qaarkood Waxay Adeegsadan Bahalka Yaxaaska oo Sixran ayey isku weraran, Xita Sida laashka ayey Fuulan Yaxaaska oo ay kaga Talaaban Wabiyada.

 

2. Dadka Galbeedka Dalka Qaarkood waxay Isu Adeegsadan Marka ay Dagalaman Warabeyaal kooxo ah oo Sirxan ayey isku weraran.

 

Marka Maha Wax lala yaabo in Xayawaan la Isu adeegsado Meelo Badan aya lagu arka dhacdooyinkan.

 

Si Kastaba Ha ahaate Waxa Socota Badh is Qoto Dheer oo lagu Badhaayo Dhacdooyinkan noocdu inagu Cusub yihin, Taas oo La so bandhigi Doono Marka ay So Dhamaato Badhitaanadu, Inshalaah bi idni laah

 

Ilahay aya awood iska Leh

 

Khadar Kaariye Cune

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker