Daawo:Farmaajo anaa Muqdisho Keenay ,, Ex Madaxwayne Sh Shariif oo si ba,an uga Falceliyay Xayiraaddii lagula kacay
Daawo:Farmaajo anaa Muqdisho Keenay ,, Ex Madaxwayne Sh Shariif oo si ba,an uga Falceliyay Xayiraaddii lagula kacay, Arinta ayaa u muuqata mid weerar iyo weerar celis ah
Marka la eego in Madaxwayne sh shariif laga xayiro inuu tago gobolo ka mida dalka Somalia maaha arin sahlan waana arrin dad badani ay sida fiinta uga qayliyeen.
https://youtu.be/DJcH9TbFCpk?t=45