Gorgorkii dilaaga ahaa oo soo gaadhay Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh Caruurna ku laayay
War deg deg ah : Gorgorkii dilaaga ahaa oo soo gaadhay Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh Caruurna ku laayay
Wararka naga soo gaadhaya Degmada Xaaji Saalax ee Gobolka Daadmadheedh ayaa sheegaya in Galabta abbaaro 5:oo Galabnimo uu gorgorkii ilmo yar oo dadiisu Tahay 10 Sano ku Cunay isla mar ahaantaanku geeriyooday degmada , sida ay noo Xaqiijiyeen dadka mida faamliga uu kasoo jeeday ilmaha yar , Aabaha dhalay wiilka yar ayaa magiciisa lagu sheegay waran