Waa Ayaan Daro

Waa ayaan daro

Keene iyo kordhiye

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib miyaad filaysay qof ka mid ahaa

Rajiimkii faqashta ee dagaalka kulul dalka lagaga xoreeyay inuu

Manta kaga aood bato kii ka xoreeyay oo weliba uu isaga jeelka dhigo

Isagoo weliba  ku faana inuu faqashtii ahaa.

Kordhiye. Saaxiib horta waa ayaan daro inay sidaasi dhacdaa

Isaga qudhiisaa isla yaaban waxan oo dhanna wuxu moodayaa

Inaanay run ahayn ee uu riyoonayo dabeed waxan oo xumaana

Wuxuu usamaynayaa inuu riyada ka baxo oo ogaado inuu isagii

Yahay mar mar muraayaduu isku eegayaa si uu isu hubsado

Waxa  saaxiib ayaan daro labaada in laleeyay m/weynuuna waa

SNM . markaa saaxiib arintaasi is qaban mayso wuxuunbay soo

Baxaysaa inaan madax weynuu ahaan jirin SNM BALSE UU

YAQAANAY . markaa malaa xorayn kale yay ubaahantay .

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker