Hong Kong Ta Ethiopia Ayaanu Noqonaynaa ….. Hargeisa Blues?! ……See Arrin Yahay ?
Qofkii Aan Ogayn Magaalada Berbera Waxay Ka Tirsan Tahay Somaliya Waxba Ha Qaylin Orodoo Soo Waydii Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa Ama United Nations Somaliya Dhamaan Waxa Saaran Cunaqabatayn Hub Iyo Ciidan Berbera Waa Ka Mid Dadkan Garaadkaaga Caayaya Muwaadin Miyeey Kuu Sharixi Karaan Sidee Dal Ajanabi Ihi Uga Sameysan Karaa Qaacidad Ciidan Dal Cunaqabatayn Hub Iyo Ciidan Saaran Tahay Xisbiga Waddani Xaq Baa Loogu Leeyahay Inuu Dadka Arrinkaa U Bayaamiyo , … Heshiiska Shan Iyo Labaatanka Sano Ah Ee Uu Sheegayo Jaalle Muuse Biixi Waa Qandaraaska DP World Loo saxeexay Saldhig Cid saxeexday Ma Jirto ..Yeelkeede
Runta Waxay Tahay Wiilka Safiirka Ah Baashe Cawil Xaaji Cumar Ayaa Iska Leh Labadan Baby Qaacidada Madaarka Berbera Iyo DP World Dekkeda Berbera Sida Ay Healthcare Law Madaxweyne Obama U Uu Yahay His Baby Wa Sidaa Oo Kale ……. Safiir Baashe Cawil Isagoo Kaashanya Gabadh Majerteen Ah Magaceeda Aan Ku Soo Gaabin Doono Marwo Safiya Mafatiixda Ilma Al-Nahayaan Gacanta Ku Haysa
Dekkeda Bosaaso Na Iyadaa Keentay DP World Halkaa Hoos Ugu Dhaadhici Mayno ………….Usoo Noqo Safiir Baashe Cawil Oo Ka Dhameeyey Inuu Madaweyne AL- Xaaji Axmed Silaanyo La Hadlo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Afka Jug Laysku Siiyo Dubai Arrinkaa Wuu Ka Meermeeray Jaalle Xasan Sheekh Lakiin Waxa Ka Soo Dhameeyey Raysal-Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Aka Cumar Shuluq Ooy Gabadha Kor Ku Xusan Qaraabo Dhaw Yihiin Warku Markuu Halkaa Marayo Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud Wuu Yeelay Inuu Saxeexo Dekkeda Berbera Ta Watuu Inoo Xaqiijiyay Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Ee Imraadka Jaalle Gargash In Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud Saxeexay Dekkeda Waa Sababtaa Waxaan Laguu Tuseyn Wa Documents Ah.
Ta Madaarka In Qaacidad Laga Dhigo Wuu U Sheegay Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud Inayna Dhici Karin Dhinac Imaraadka Wax Doonis Ah Iyo Wax Rabitaan Ooy U Muujiyeen Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud Ma Jirin In Qaacidad Laga Siiyo Berbera Muwaadin Caqliga Aynu Isticmaalo Imaraatku Saldhig Ciidan Ayey Ku Leeyihiin Casab Eretria Dalalka Gaamuray Sida Fransiiska Iyo Ingriiska Ayaan Sameysan Karin Laba Saldhig Oo Intaa Isku Jira Weligood Imaraatku May Hungureyn Saldhig Ciidan Oo Berbera Ah…………. Saldhigaa Ciidan Wuxuu Ahaa Sidii Inan Heerin Ah Oo U Heerintay Imaraatka Bal In La Guursado Sidii Dekkeda Berbera Safiir Baashe Cawil Na Sii Kaxeeyey Halkiina Weli La Fadhiyo ……. Doraad Markuu Ku Dhawaaqay Jaalle Muuse Biixi Madaarkii Madani Baanu Ka Dhigeynaa Oo Imaraatka Waanu Kala Noqonay Maxaad Kala Noqotay Horta Wax Makaa Gudomeen Waar Adigu Warkaa Madaxweynaha Kadib Dhawr Sacadood Kadib Waxa Hadlay Macaali Wasiir Ina Kaahin Kuu Sheegi Maayo Cida Lasoo Hadashay Jaalle Ina Kaahin Ee Tidhi Waa In La Ixtiramaa Heshiisyadii AL- Xaaji Silaanyo Galay Odayga La Hafrayo Hada Wa Saxeexii Jaalle Xasan Sheekh Iyo Midaan Jirinba Oo Saldhig Ku Sheega Berbera…… Waar Xataa Qolo Activist Caalami Ayaa Nala Soo Xidhiidhay Oona Yidhi Meeha Ma Jeel Seef La Boodka Lagu Xidho Ayaa Laga Sameynayaa Sida Kii Bagram Ee Afghanistan Markaasanu Ku Nidhi Waar Somalidu Dad Sir Haynaya Maaha Black Site Lagama Sameyn Karo Laba Asbuuc Buu Ku Noqonayaa Bright Light Site Cid Waliba Ogtahay Weliba Haday International Media Lacag Isticmaasho ……
Wareysi Ayku Siyeen Dubai Laba Sano Ka Hor Markii Uun La Doortay Jaalle Muuse Biix Iyo Macaali Wasiir Sacad Cali Shire Oo Markaa Wasiir Khaaraji Ah Wareysigaa Ooy Siyeen Mr. Alexander Cornwell – Reuters Oo Uu Su’alihii U Weydiiyey Midna Way Ka Jawaabi Kari Wayeen Lakiin Waxay U Shegeen In Ciidamo Loo Tababarayo Iyo Inaay Maalgashi Rajeynayaan Imaraatku Waxba Umuu Balan Qaadin ; “ Muuse Biihi Abdi Said He Hoped UAE Investments, Including A New Civilian Airport And A Road Connecting Berbera To Landlocked Ethiopia, Will Lead To A Huge Creation Of Employment In Somaliland Where Unemployment Is Rampant.” ~ Source Reuters ~ So Ma Aragtaan Waa Rajo . Rajada Kale … Muse Abdi Also Said ” He Expected The UAE Would Make A Hard Currency Deposit Into Somaliland’s Central Bank But Added That There Had Been No Agreement Between The Two Sides.” ~ Source Reuters ~ Wuxuu Rajeynayay In Imaraatku Shilinka Somaliland Bakhti Afuufo Oo Lacag Adag Oo Dabeeji Ah Kusoo Shubo Bankiga Dhexe Ee Somaliland Waa Adigoo Waraabe Hilib Ku Aamina Imaraatku Ma Idho La’a ………. Dr. Sacad Cali Shire : “ Somaliland’s Foreign Minister, Saad Ali Shire, Who Was Present During The Interview, Declined To Disclose How Many UAE Soldiers Would Be Stationed At The Base”. Waar Armay Askar Caaga Meesha Dhigaan.
“UAE Government Officials Could Not Immediately Be Reached For Comment “ Waatanu Idiin Sheegnay Weligiin Arki Maysaan Dawlada Imaraatka Oo Ka Hadleysa Saldhig Ciidan Oo Berbera Noqonaya
Mr. Abdi Said Oo Madaxweynaha Ah “ He Said He Expected The Agreement To Be Finalised Within Two Months”. Wuxuu Moodayey In Wax Waliba Laba Bilood Ku Dhamanayaan Labo Sano Kadib Baa Onkodkii Ciise Muuse Kiciyey Dhidirkii Onkodku Kiciyey Kaso Qaad .Wadaadka Mr. Muuse Biixi Waxaanu Ogayn In Meel Cadaaladi Jirin Raxmada Allah Ka Dheertahay Rajadana Allah Kaga Jawaabo Cadaalada.
Waxa Jira Dhidir Kale Oo Ka Kacay Hargeysa Kasoo Hees Blues Ku Dhuftay Oo Leh Hong Kong Ta Ethiopia Ayaanu Noqonaynaa Talow Ma Wuxuu Maqlay Waa Maalintii Dhalashada Jaalle BB King ( Rip ) Dhalashadisii 94 Kasoo Dhashay 16 September 1925 Marka Ninka “ Hargeisa Blues “ Waxaanu U Saarnay “ The Thrill For Somaliland Is Gone “ Sheekdan Naguma Cusuba Bishii July Ayey Xukuumada Somaliland Lacag U Qaybisay Journalists Caalami Ah Oo Khiyaalkooda Wargeysyo Ku Qora Adigu Fiction Waxa Jiray Nin Looga Qateen Ah Oo South Africa Wax Ku Qora Asalkiisu Ingriis Yahay Mr. Maxwell Maqaalka Waad Kasoo Heli Kartaa Websites-Ka South Africa Ninku Wareysanayay Oo Somalilander Ah Wuxuu Ku Yidhi Hadii Nala Ictiraafo Waanu Hubnaa Inay Beelweynta Harti Naga Goosanayaan Weliba Dhulbahante Ayuu Carabka Ku Dhuftay Lakiiin Waxa Cusub Ethiopian Ayaanu Noqonaynaa Waar Ma Ogyahay Inaanu Ethiopian Na Kaga Sii Horeynu Oonu Kaga Fara Badanahay Hadaanu Somaali Nahay .
“ The Thrill For Somaliland Is Gone “
https://www.youtube.com/watch?v=IUqGdfSKavc&feature=youtu.be