Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Iyo Canada Oo ka wada hadlay dagaalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo Khadka taleefoonka ah, iyad aoo ka wada hadlay xaalada gobolka gaar ahaana xiisada waqooyiga Itoobiya ka taagan.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada ayaa dhiggiisa Itoobiya ka codsaday in xal loo helo colaada ka aloosay Waqooyiga Itoobiya taas oo sababtay dhimashada iyo barakaca Kumanaan qof.

Dr Abiye Axmed ayaa si toosa u bilaabay inuu iska dhiso xidhiidhada arimaha dibada kadib markuu ka soo noqday furunta dagaal oo maalmihii la soo dhaafay uu qeyb ka ahaa howlgalka ka dhanka ahaa Kooxda TPLF.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker