Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Oo Ka Warbixiyey Safarkii Weftiga Madaxweynaha Ee Jabuuti
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Farotoon), ayaa saxaafadda uga warramay ssafarkaas iyo kulamo midho dhalay oo uu madaxweynuhu la qaatay madaxweynaha waddanka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo saraakiil kala duwan oo xukuumaddiisa ka tirsan.