Daawo Agaasime cusub Oo Lawareegey Xilka Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo
Ceerigaabo(OWN) Badhasaabka Gobolka Sanaag Ayaa Xilka Ukala Wareejiyey Agaasihii hore Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Iyo Agaasime cusub oo loosoo magcaabay
Halkan Hoose Kadaawo Muuqaalka Warkan