UMMADDA CAAFIMAAD QABTAA HORUUMAR BAY SAMMAYSAA UMMADDA BUGTAA DIB U DHAC BAY SAMAYSAA.

SOMALILAND XUKUUMMAD AHAYN SODDANKIIย  SANO EE U DAMBEEYEY DIB U DHAC BAY FIKIRKIIย  UMMADDA KU SAMMAYSAY IYO QABYAALAD IYO CADDAALAD DARRO IYO SHAQO QABADLAAAN IYO SHACAB ISKA HORKEEN TAASI WAA TA KEENTAY IN UMMADDA DANTA GUUD SHAKHSIYAAD QAYBSADAAN DADKANA REER HEBEL IYO REER HEBEL ISAGA HORKEENAAN OY SIDAA HORUUMAR UGU SHEEGAAN MARKAA UU WADANKU DIB U DHAC KU YIMAADDO ( INFRASTRUCTURE) OO DHAN UU BURBURSANYEY. MAGAALOOYINKABA AY DAD TIRA YARI HECTORS DAYRAR KU WAREEJISTAAN KUWAAS OO WAX LAGU QABTAA AANAY JIRIN EE DHUL LA CADILAY OO XIDHAN LAGA YEELAY.

Afar iyo labaatanka saacadood IYO dhul iyo caalamku Allah wuu inoo sakhiranyey
Laakiin fahankii fikir civil u bedelka iyo wax wada qabsiga ayaa maqnaa.
ย  Ninka LIBAAN AL CADDAALA EE GARXAJISKAย  AH WUXUU KU DHAQAAQAY FIGRAD IYO CAMAL WADA SOCDA OO DAACADA UMMADDA SOMALIYEED WUU KU TIJAABIYEY IN AY FIKIRKOODA WAX QABAD U BEDELAAN WAANA FAYLASUUF DA YAR OO DAACADA.ย  Fikirkii reerkiisa Garxajis ayuu iSagoon fadhiisa debedda uga bixin U bedekay camal markaasuu shan boqol oo kun oo doolar ku sameeyey oo wax qabad gelaya oo dad dhibaato kuย  dhacday gurmad u sameeyey.ย  Awoodda intaa leeg hurta xagga rabbi ayuu ka helay markuu Somali tusay daacadnimo khaalis ah oo hadduu somali la hadlo adduunkoo dhan yar iyo weyn ay bixinayaan wuxuu u diro. Waa tusaale Allahย  ina tusayo marka daacad shaqo iyo wax bixin lagu galo inaan cidi joojin karayn ciddii istidhaa joojina dhirbaaxo Allahย  ku dhacayso.
LIBAAN AL CADDAALA SIDUU DAACADNIMADIISA UGU BAYAAMIYEY SOOMAALIDOO DHAN XITAA CULIMADII WAAWEYNEYD WEY ISUGU BAYAAMIN KARI WAAYEEN SOOMAALI WAA SABABTA CADDAYNAYSA INUU SHAQSI ARAGTI FOG LEH YAHAY OO FAYLASUUF YAHAY.
Fikirka haddii camal loo bedelo guul baa la gaadhaa imika reerihii kale sida reer Awdal baa iyana bilaabay inay FIKIRKOODA camal u bedelaan . Xukuumadda SOMALILAND ee qabyaaladda iyo reero qaybinta iyo isku dirka ka dhex shaqaysataa wayย  dhacaysaa dhowaan reer waliba waxay Xukuumaddaย  SOMALILAND kala hor imanayaan cashuurtooda inaan afar tuug fooqyo iyo dayrar ku dhisan ee ay ka joojinayaan si dhaqso leh si dhaqso leh Dawlad saamiqaybsi laguย  wada kalsoon yey leh la dhisi doono haddii kale reer waliba Cashuurtiisa dhulkiisa la joogi doono. (JUGJUG- MEESHAADA-JOOG)
Dib u dhaca SOMALILAND waxaa ka masuula dad aad u tiro yar OO DHAQAALAHA DALKA LEEXSADA IYADOO LA WADA ARKAYO (INSTITUTIONS) KA DHIGAY QAAR BEENBEEN U DHISAN. MAANTA waxaa soo dhaw Xukuumadda oo burburaysa iyo kala yaac.
UMMADDA Caafimaad qabtaa horuumar bay samaysaa UMMADDA Bugtaana dib u DHAC iyo qabyaalad bay samaysaa waana ta SOMALILAND ka taagan maanta.
Garxajis Maanta Fikirkii wuxuu u bedelay wax wada qabsi, Arabbaa ku xigi,ย  Samaroon baa ku xigi,ย  Gabooyaa ku xigi Harti baa ku xigi Habarjeclaa ku xigi. UMMADDA reer SOMALILANDย  Xukuumadda MUSE uma Maqna waxaa ka markhaatiya Duufaankaaย  Salexlay ku dhuftay iyo waxa Muse Biixi ka yeelay.
NIN QAYRKII LOO XIIRAYAW SOO QOYSO.
M BASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker