Maayarka Magaalada London Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Soomaalida
Duqa magaalada London, Sadiq Khan ayaa la kulmay qurba joogta Soomaalida ee ku nool magaalada London isla markaasna waxaa uu ka hadlay doorka bulshada Soomaalida ay ku leeyihiin horumarka dalkaas.
Sadiq Khan ayaa dhinaca kale uga tacsiyeeyay Soomaalida geeridiii Allaha u naxariistee duqii Muqdisho, Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo oo 1-dii bishan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax ka dhacay dhismaha maamulka Gobolka Banaadir.
Halkan hoose ka dhagayso
Sadiq Khan iyo wiilka Injineer Yariisow (AUN)