Gabadh Somali Ah Oo Ka Sheekeesay Kufsiga Loo Geysto Haweenka Libya soo Maray
Dhacdo siweyn looga murugooday ayaa ka dhacday dalka Liibiya kadib markii lamaane somali ah oo dhalinyaro ah ay damceen inay u tahriibaan qaaradda yurub.
Lamaanaha aya lagu kala magacabaa Leylo iyo Maxamed oo sanado badan kujiray xabsiyada liibiya ayagoo kala kulmay dhacdooyin aad u murugo badan kasoo aaqirkii si silic ah isugu dilay Maxamed.
Halkan hoose ka daawo