Shacabka Hargeysa Oo Isku Raacay In Muquqmaasuq Weyni ka Dhacay Imtixaankii Shaqo-Qaran ee Singapore
Shacabka Hargeysa gaar ahaan dhalainyarada ayaa Isku Raacay Inuu Muquqmaasuq ka Dhacay Imtixaankii Shaqo-Qaran ee Singapore ee lagu qabtay maagalada Hargeysa, kadib markii Afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa kuwii soo dhamaystay barnaamijka shaqo qaran ay kashifeen musuqmaasuqa jira.
Halkan hoose ka daawo