Tacsi: Marxuum Xasan Guure Jaamac
Cabdiqaadir Ibraahim Saalax oo ku Magac dheer (Chiefka), isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo Magaca Qoyskiisa Waxa uu Dhambaal Tacsi ah Gaadhsiinayaa, Qoyska Qaraabada iyo Ehelka iyo Guud ahaanba Shacabka Reer Somaliland ee uu Ka baxay Marxuum Xasan Guure Jaamac oo Shaley Lagu aasey Toon.
Waxa uu Marxuumka Illaahay uga barayayaa in uu janadii Fardawsa Ka Waraabiyo, Qoyska,qaraabada,Ehelka, iyo Dhamaanba Shacabka Somaliland ee uu Ka baxayna Eebe Samir iyo Iimaan saadiq ah in uu ka Siiyo, Waxaanu sigaar ah uga tacsiyaynayaa Saaxiibadii Illaahay ha inaga Aqbalo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.