Xildhibaan Nac Nac Oo U Jawaabay Xildhibaan Bidhi Baaqna Udiray Muuse Biixi Dagalka Ceel Afweyn
“Bidhiyaw Malaha Yurub Baad Joogtaye Habartii Khadiija Faraaxba Mujaahidad Bay Ahayd” Xildhibaan Nacnac oo u jawaabay xildhibaan Bidhi oo si aan gabasho lahayn uguĀ hiiliyey Wasiir maxamed Kaahin.