Dadkii waxa dilay gaajo i,gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland

Sdia aynu wada la socono waxa wadankii aafeeyey sicir barar baโ€™an oo aan la xakamayn Karin sida muuqata ,waa ta hore dawladdu wax gacan ugu jiraa wey yartey waxan xukuma dhaqaalah hantiiyaha private sectors oo awood buuran kuma laha xukuumaddu mana jiro sharci lagu hagaa oo ay dawladuu soo saartey, kolkaas waxay dhibaatadu ku dhacdey waa dadkii danyarta ahaa oo maceeshadii ay qaali ku noqotey.

Dollarakii jab laakiinย maceeshadiiย halkiiย bey taaganย tahay.

Arintaas awgeed waxaan xukuumadayada u soo jeedin lahaa in ay il dheer ku eegto danyarta ku nool magaalooyinka waaweyn ee Somaliland oo waynu awoodi karnaa calaa aqal in ay furan meelo lagu kariyo cunto bisil oo loo qeybiyo dadka u baahan sid ay uga nabad galaan dhaxanta iyo gaajada isugu darsamey,iyadoo ay ka qeyb qaataan baayac mushtarigu si ay uga ajer aakhiro iyo aduunba anfaca.

Dawladda maaha in ay ku mashquusho wasaaradu la furayo,dad laย soo dhoweyn loo sameynaayo- ย arinkan ixsaanka oo aynu ku badbaadinayo dadkeena danyarta waa in madaxdu shuuradaย ogoshay,oo la toosiyoย siย sharci waafaqsan.

Xisbiyadu waa inay ilaaliyaanย dantaย qaranka oo ay ka horeysiyaan tooda shakhsiga amaย midi midi ku taagta ah.

boqor,suldaan ,ugaas,garaan,isin,caaqil,cheif caaqilย ย iwm halย maalaย waaย inayย kuย koobnaadaanย dhaqankaย oo ka reebtoomaabย siyaada.

Guurtida iyoย baarlamaankuย iyoย  xukuumamadduย waaย inayย meel ugaย sooย wadaย jeestaan arinka nabadaย laguย unkayoย iyagooย kaashanayaย culimadda,waxgaradka,iyo bulshaddo dhan.

Wadanku waaย qaniย ,waa ina deeqi haddii miyir lagu daro iyoย iimaan,aqoon darana inamaย heysoย .

qabyaaladdย meelย inaย gaadhsiinย meyso.

Dhegihii illaahay waaniyey ayaa waan san.

 

 

DrAbdirizak Essa

Senior Medical supply chain officer

Company -UAE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker