Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo Magaalada Nayroobi kula Kulmay dhiggiisa Kenya

Wararka aanu ka helayno Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa sheegaaya inay Maanta kulmeen Wasiiradda Arrimaha Debedda ee Dalalka Kenya iyo Somaliland ,

 

Wasiirka Arrimaha debedda ee Somaliland oo maalmahanba safar shaqo ku joogay Dalkaasi, ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay dhiggiisa kenya kaas oo ay ka wada hadleen sii Xoojinta Xidhiidhka labada dhinac. sidaasna waxaa Xaqiijiyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Dalka Kenya

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker