Guddida Beelaha Garjaxis Oo Ka Hadlay Xaaladda Deegaanka Ceelafweyn

Guddida Beelaha Garjaxis ayaa waxaa ay war cusub ka soo saareen dagaalada deeganka Ceelafweyn waxaana ay sheegen in guddidu ay arintaasi baaq nabadeed u dirayso, waxaanay guddidu waxaa ay sheegen in ay uga fadhiyaan madax dhaqameed ka tirsan beesha bariga Burco oo guddida Garxajis ku eedeyey inay dagaalkaasi abaabulayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker