“Ma Garanayo Cadaawad Gaar Ah Ee Ay Beeshayda U Haysaa Xukuumadda Muuse Biixi …” Boqor Buurmadow
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay sarkaal ka tirsanaa ciidammada booliska Somaliland, waxaanu sheegay in beesha uu ka soo jeeda ay cadaawad gaar ah u hayso xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka daawo