Dawladda Somalia oo Guddi U Magacaabay Dadkii Lagu Dilay Gaalkacyo Iyo Dhuusamareeb

Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi laga soo xulay galaha shacabka, kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona dadkii dhawaan lagu dilay magaalooyinka  gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.

Guddigaan oo ka kooban 13 Xildhibaan ayaa bilaabaya Xaqiiqo raadinta waxa sababay dadkaasi oo intooda badan kazoo jeeday deegaanda dowlad goboleedka Maamulka Koonfur Galbee.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga iyo Shaqooyinka ay qabanayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker