Qofkii Ugu Horeeyey Oo Lagu Tijaabiyey Talaal Looga Hortagayo Coronavirus

Shir jaraa’id oo ka dhacay Aqalka Cad Isniintii,  Ayuu  Agaasimaha Machadka Cudurrada Anthony Fauci wuxuu xaqiijiyay in mudistii koowaad ee tallaalka suurogalka ah in laga hortago Coronaviruska la fuliyey.

 

Jennifer Haller oo afartan iyo saddex jir ah, kana mid ahayd afartan iyo shan qof oo tabarucaad uga qayb galay in lagu tijaabiyo talaalkan, ayaa ahayd haweenaydii ugu horaysay ee lagu tijaabiyo.

 

Machadka Qaranka ee Caafimaadka Maraykanka (NHI) oo maal galiyey talaalkan ayaa ku tilmaamay guul, daraasaadkan lagu samaynaayey talaalkan ayaa socday muddo lixadn iyo shan maalmood ah.

 

 

Tabarucayaashu halis ma galinayaan naftooda, waayo caabuqu wuxuu horay ugu jiray jirkooda.

Tijaabadan talaalka ayaa ka dhacday Seattle.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker