FADEEXAD DUL-HOGANAYSA BADHASAABKA GOBOLKA SAAXIL ENG AHMED, XILDHIBAAN KACAB, XOGHAYIHII HORE ASAD ABDI JAMA & MUSTAFE ABDI AHMED (DUDU) BY DR BULXAN Qodax

DHALINYARADA BEELWEYNTA XAABJIRE OO KA SOO HORJEESATEY KALAJABKA AY WADAAN NIMANKAA KOR KU XUSANI OO KU DOODAAYA SARAAKIISHII BEELAHA GADABUURSSI WEYN EE DHAWAAN KACANTA KA XAQDARANI AYKU DISHEY GOBOLKA SANAAG AYEY WAXAY LEEYIHIIN MAAHA REER KAYAGA.

Nimankaasi waxay intabadan kaga shekeyaan hotel magaalada borama oo ay yidhaahdaan anagu waxba iskumanihin sarakiishaas la diley taasina maba qarsadaan.

Taasina is waxay keentey iney ka cadheysiisey beelaha gadabuurssi weyne  & beelweynta xeebjire ,waxaana loo arkaa ineyyihiin niman ku raas doona ah & niman raba iney ku siii fadhiyaan kuraasta ay haystaan imika..

Hadaba dadka yaqanaa ragaasi kor ku xusan waxay leeyihiin nimankani waxay wadaan waa fitno iney ka dhcdo dalka somaliland ee maaha niman wanaag wada sidaasi darteed waa in laga hortegaa ama la jojaa fitnadaa ay ka wadaan gobolka awdal..

Taasina waxay ka yaabisay dhamaan reerha gadabuurssi oo ka yaaban waxa ay ku hadlayaan nimankaa kor ku xusani ,nimankaasi oo ka tirsan beelweynta xeebjire hadana leh maaha jilibkayaga saraakiishaasi.

Laakiin shacabku waxay Aad u hadal hayaan fadeexada dul-hoganaysa badhasaabka gobolka saaxil eng Axmed,xoghaye hore Asad,Xildhibaan kacab,& xoghaye g awdal mustafe ( Dudu)oo ka wada shir hoosaad ay ku kala jabinayaan beelweynta xeebjire.

Dhanka kale waxa lasheegayaa in badhasaabka  saaxil & ragaa uu horkacaayo ee la socda isaga ay lacag ka soo qaateen tijaarta habar jeclo oo ku kala qaybinayaan dhalinyarad beelweynta xeebjire arintaasina waxay ka cadheysiisey guud ahaan beelaha gadabuurssi weyne gaar ahaana dhalinta xeebjire ee isku duuban oo aan rabin in la kala qaado reerka.

Waxaase nasiib daro ah in  saraakishii lagu diley gobolka sanaag ay rag yidhaahdaan anagu isku jilib manihi sidaasi darteed waa inaan ka soo horjeesanaa arintooda taasi oo ay bulshada reer borama la yaabanyihiin waxa ay ragaasi wadaan…

Beelaha gadabuurssi weyne waxay ka dhul sugayaan go’aanka cad ee ay ka qataan ragaasi raba iney dafiraan dhiiga sargaalada laga diley beelaha gadabuurssi, arintaasi waxaan ka dhul sugeynaa beelweynta xeebjire oo iyagu isku maqan imika , arintaa foolxumada leh ee soo  shaacbaxday imika waa in xeebjire ay ka qadaa talaabo adag oo ku haboon nimakaa lacagta soo qaatey ee qoriga dabkale la dhax wareegaayaan.

Hadaba beelaha gadabuurssi weyne waxay  inadha hooga ku eegayaan talaabada cad ee ay ka qaadaan ragaas meel kaga dhacay sharafta gadabuurssi & ta xeebjiraba waa in ragaa ceebta wada talaabo adag laga qadaa…

Drbulxanberberawi@gmail.com

By Dr bulxan Qdax

london uk 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker