Maamulka Galmudug Oo Hadlay Colaad Beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaanadaas
War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa looga hadlay falkii xalay lagu dilay dad rayid ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo kasoo jeeday deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya,
War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale looga hadlay colaad beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.