Madaxweynahe Muuse Biixi Oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Hargeysa.