Fursad Toobar-Warbaahinta iyo Tahriibka oo ka dhici doona Marroco

Salamu calaykum,

Saaxiibayaal, waxaan halkan idiinku soo lifaaqay in cidii xiisaynaysaa ay xaraysato Fursadan toobarka loogu baxayo Marroco oo lagu qaadanayo 25 suxufi oo toobar ku saabsan tebinta tahriibka Africa-Europe la siin doono weriyayaasha ku guulaysa.
Waxa uu xidhmayaa 15 Bishan June 2019 waxaa keli ah ka hadhay 2 cisho. waxaana keliya lagaaga baahanyahay :
1. Shuruud inaad CV gaaga iyo letter of motivation sidaad ugu habontay ugu sharaxdo
2. warbixino aad hore uga samaysay mawduuca-Tahriibka
3. Warqad reccomendation ah oo hayadaad ka hawlgasho aad kaso qoroto o saxeexan o shaambadaysan.
‘inshalah ka faaidaysi haboon’ hadii aad xiisayn la wadaag asxaabtaada la xiisaynaysa.
Yahye Xanas.
xanas08@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker