Deegaanka Ceelafweyn Oo Nin Lagu Dilay
Wararka Ka Imanaya Deegaanada Ceelafweyn aya la sheegaya in Halkaas Nin Ka Tirsan Beelahi Walaalaha ee Hore ugu Dagaalamay Deeganaadasi in Mid ka mid ahi Lagu Dilay Halkaasi.
Dilkan aya ku soo beegmaya xili Nabad La Kala Dhex Dhigay Labadi Beelood ee walaalaha aha, iyago Halkaasi culimadi iyo ciidamada Nabad Ilaalinto Hawl weyn ka Gaysatay sidi ay Nabad uu kala Dhex dhigi lahayd.
waxa Lagu soo waramaya in Booliska Gacanta Ku Hayaan Xaalada Nabadgelyo si aanay wax kale uu sii dhicin ila hadda waxi ka soo kordha kala socda Warbaahinta Oodweynenews.
