Roobabkii Guga Oo Khasaare Geystay

Iyadoo lagu jiro xilli roobaadka guga, roobab mahiigaan ah ayaa ka da’ay meela badan oo ka mid ah dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya. Waxaa laga cabsi qabaa in ay kumannaan qof wax ku noqdaan roobabka oo la saadaalinayo in ay daadad waaweyn dhaliyaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker