War Laga Soo Saaray Kalfadhigii Maanta ee Golaha Shacabka Somalia Oo Lasoo Gabagabeeyay.(Akhriso)

 

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay in la xiray Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka.

Gudoomiyaha qoraalka uu soo saaray oo ku taariikheysnaa 4-ta bisha Agosto ayaa lagu sheegay in Kalfadhiga 5aad uu soo xirmay 27-kii bishii hore ee July, waxaa sidoo kale lagu sheegay in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doona 27-ka bisha September.

Halkan ka Akhriso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker