Madax-dhaqameedka Beelaha Toljecle oo Baaq Culus ka soo saaray Xaaladda Dalka

Hargeysa (OWN)- Madaxdhaqameedka iyo Odayaasha Beelaha Toljecle, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah inay khilaafka ka taagan Doorashooyinka ku dhameeyaan wada-hadal iyo dariiq sharci.

Madax-dhaqameed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, waxa ay ka digeen in la abuuro khaakhul iyo falal nabad-gelyada waxyeello u geysanaya.

Madaxdhaqameedka oo kulankooda baaq ka soo saaray, ayaa u jeediyey xisbiyada mucaaridka in aanay ku kicin talaabo dhaawacaysa amniga qaranka, xasiloonida iyo wada noolaanshiyaha umadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker