Ciidamada Sirdoonka JSL Oo Nin Askari Ah Si Lala Yaabay Uga Kaxaystay
Ciidanka sirdoonka Somaliland ka tirsan oo lagu eedeeyo inay magaalada Hargeysa dadka ka afduubtaan ayaa xaafada Shacabka ee Hargeysa ka dhexqaadanaya nin ay ku daba jireen.
Goobjoogayaashu waxay sheegeen in gaadhiga cad ee xaajiyada ah ay iyaga oo hubaysan xoog ku saareen nin ka tirsan ciidanka booliska kaas oo ay aflagaadana u geysanayeen.
https://www.youtube.com/watch?v=tWkIxctEWVI