Dr. Bilal Philips Oo Khudbad Ujeediyay Ardayda Jaamacada Admas.

Hargaysa (OWN) Jaamacda Admas ayaa xalay munaasibad balaadhan oo ay ka soo qayb galeen maamulka, macalimiinta iyo ardayda dhigata jaamacadu ku qabay xaruntawayn ee ay ku leedahay caasimada Somaliland ee Haragaysa.

Munaasibadan sida wayn loo soo abaabulay ayaa waxaa marti ku ahaa Dr. Bilal Philips oo ah Dhakhtar aqoon dheer uleh diinta Islaamka iyo cilmiga maadiga ahba.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker