Daawo: Prof Ahmed Ismaaciil Samater oo sheegay inuu Shuruud ku Xidhayo hadii Loo Magacaabo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland .
Hargeysa (OWN);- Prof Axmed Ismaciil Samater ayaa waxa uu taageero u muujiyey hadal uu dhawaan Dood ka sheegay Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan kaas oo ahaa in aaney Somaliland kas banin hal dal oo saxiib la ah mudadii 28 sanno ah ee ay jirtay , waxaana hadalkaasi ku tilmaamay Prof Samater mid xaqiiq ah
Sidoo kale Prof Samater ayaa waxaa uu shuruud ku xidhay in uu wasiirka arimaha dibada Somaliland Noqdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/RRqBmADn0ec