Ex Wasiir Maxamuud Xaashi, Waa Hantiile Ka Mid ah Ragii Ka Faro Qabsaday Xukumadii Siilaanyo
Ex Wasiir Maxamuud Xaashi, Waa Hantiile Ka Mid ah Ragii Ka Faro Qabsaday Xukumadii Siilaanyo,
Waa ninka Kaliya ee Gacanta ku Dhigay Mashruucii Xunbo wayne Waxa uu Lunsaday Lacag Dhan Boqol-Shan iyo Laabatan Malyan Oo Doolarka Maraykanka ah
Xaqbaanu u Leeyahay In Uu Dalka Madaxwayne ka Noqodo waayo Waxa uu Haystaa lacagtii uu ku Kaambayn garayn Lahaa
Abdiqani Khalif Ahmed