Qaran jeel weyn ku jira

Qaran jeel weyn ku jira

Keene iyo kordhiye.

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib bal iiga waran S/LAAN

Haolkay maraysaa horuu markeedi maxay samaysteen

Waddooyinkii mayska hagaajeen

Komishankii mayska rideen

Ka cuna hanti qaran inuu sii dallaco ma daayeen

Odaygu cid walba ujawaab ma iska daayay

Goboladu maw sinmeen hantida qaranka

Mise qaarna iyakaa le qaarna way shaxaadaan

Bileyskii mala baray shaqadooda

Mise sidiibay maatida iyo xaqdoonka u dilayaan

Ma beel qudhaa yeelatay mise lagu dhamaa

Kordhiye. Saaxiib waxaa aad sheegtay oo dhammi

Way kasii dareen S/LAAN oo dhammi jeel weyn ayay ku jiraan

Weriyaha aan ammanini waa xidhan yay suldaanka hadlaa waa

Xidhan yay ka yidhaa waxbaa qaldan waa xidhan yay

Bal hadda saaxiib ku darsa oo dadka waxaa samayna ya

cid ka fulaysani ma jirto haddii la yidhaa waa nakan

haadda hubsan maayaan.

Annakaa wax aragnay saa,a danbay garan.

 

 

Abwaan  . guuleed  liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker