NASASHADA OWN: Daawo Hees Micno badan xambaarsan oo uu soo saaray Fannaanka XUSEEN KAAFI
Qaybta Madadaallada iyo Suugaanta ee Shabakadda OWN, waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Hees Micno badan xambaarsan oo uu soo saaray Fannaanka XUSEEN KAAFI oo ka tirsan Kooxda Fannaaniinta ee Xiddigaha Geeska
DAAWASHO WACAN
https://www.youtube.com/watch?v=BWPFBEGLT70&feature=youtu.be