Ciyaaryahanada Ronaldo Iyo Pogba Oo Qabsaday baraha Bulshada Iyo sababta?

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa miis uu warbaahinta xalay kula hadlayey oo lagu qurxiyey cabitaanka Coca Cola iska horqaaday kuna bedeshay biyo , halka Ciyaaryahanka Muslimka ah ee Paul Pogba isna ay  kamaradahu qabteen isago oo miis uu warbaahinta kula hadlayey ka duwaya dhalo khamri ah, .
Arintan oo warbaahinta caalamku aad u hadal hayaan hoosta ka daawo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker