Dawladda Iran Oo Sheegtay In Maraykanka Aanuu Diyaar U Ahayn Inuu Dagaal La Galo

Wasiirka Arimaha dibeda Iran Javad Zarif ayaa sheegay in aanuu  aaminsaneyn in Donald Trump uusan dooneyn in dagaal uu la galo dowlada Iiraan, balse uu rabo in uu xasarad Kiciyo.

 

Xilli uu ka hadlayay isaga oo ku sugan magaalada New York ayaa tilmaamay in Trump uu rabo oo kaliya dagaal maskaxda ah oo ka dhan ah Iran.

 

Hadalkaan ayaa ilaa iyo hada waxaa jawaab ka bixin aqalka cad ee Mareykanka,Dagaalka afka ah ee u dhaxeeya Iran iyo Mareykanka ayaa sii kordhayay bilihii la soo Dhaafay.

 

Mareykanka iyo Iran  ayaa dhanka kale ku lug leh colaada dalka Suuriya oo ay ku kala aragti duwan Yihiin.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker