Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Doorashooyinka
Labada xisbi ee Kulmiye Iyo UCID ayaa waxaa ay maanta shaaciyeen in uu gabi ahaanba fashilmay shirkii mudo sanad ah u socdey saddex xisbi ee Somaliland sidaas awgeed-na ay labadooda xisbi ee UCID iyo Kulmiye ay gaadheen heshiis ka kooban lix qodob halkan hoose ka akhriso:–