Gobolka Minnesota Oo Qabaw Xad Dhaaf Ahi Soo Waajahay

Waxaa soo food saaray qaybo ka mid ah dalka Maraykana qabow xad dhaaf ah oo horey loo saadaaliyay ayaa shalay aad looga dareemay gaar ahaan Gobolka Minnesota ee ay somalidu ku badan tahay, iyadoo heer kulka hawada uu gaadhay -29 F .

Maanta oo arbaca ahna waxaa sidoo kale la saadaalinayaa in heerkulka hawada ee magaalooyinkaasi uu hoos u dhacayo , Iskuulada gobolka oo dhan ayaa xiran muddolaba maalmood ah, waxaana ay sii xdhrnaan doonaa ilaa maalinta arbacada ah, waxaana la hakiyey waxbarashadii gobolkaas .

Hoosta ka daawo telefishanka CNN oo faahfaahinaya heerkulka halkuu marayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker