DAAWO: “Farmaajo Ma Iman Karo Somaliland Haddii Uu Yimaado Hargeysa Xabbad Baanu Afka Ka Galinaynaa…” Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland Oo Dil Ugu Hanjabay Farmaajo

Hargeysa (OWN)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac (Shaadh) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland iyo Xildhibaan Nacnac oo ka tirsan golaha Wakiillada ayaa si adag uga hadlay safar la sheegay in uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ku iman doono magaalada Hargeysa ee Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker