Ururka ugaadhsiga dadkii xasuuqay reer somaliland
Waxaan halkan idinku soo gudbinayaa Saraakiishii Taliskii Siyaad Barre, ee ahaa Ragii madaafiicada kaga soo garaacaayay hargeysa, ee iyagoo shiraaya laga soo qaaday vedio , kuwii oo u tashanaaya sidii ay magalada u burburin lahaayeen…Nin walba darajadiisii iyo qabiilkuu ka soo jeedo……..
Waxaan ka codsanayaa Ragaas halkaa magacyadoodu ku qoran yihiin hadaad ogtahay halkay aduunka ka joogaan adigoo mahadsan u soo gudbi wadanka uu ku nool yahay iyo magaciisa Ururka Ugaadhsiga dadkii xasuuqay reer Somaliland….Thanks
Sareeye Guuto Ahmed warasame…………….Mareexaan
Sareeye Guuto Boodhe………..Dhulbahante..”samaxaad”
Sareeye Guuto Siyaad Daa’uud Gudaal …………Ogadeen
Gashaanle sare Ahmed Cumar Jees………………..Ogadeen
Gashaanle Sare Awees Geedow……………………Reer Afgooye
Gashaanle Sare Cabdicasiis Cabdikariim “ koorejaan”….Shiikhaash
Gashaanle Sare Cabdicasiis Codwayn……….Mareexaan
Gashaanle Sare…Shaale……………………………Majeerteen
Gashaanle Sare Mohamoud Shabeel…..Habar Gidir
Dhame Foodcade……………………………..Mareexaan
Dhame Abaadir……………………………….?
Gashaanle Muse Awaleh……………Gadabiirsi….”samaxaad”
Gashaanle Dhexe Mohamed Ibrahim…..Hawiye
Gashaanle…..Barawaani………..
Dadkaa aan halkaa ku soo qoray waa raga ku jira cajalada Vedio ah ee ay ka shirayaan sidii ay u baabin lahaayeen magalada hargeysa, iyo dadkii u qaxay geedeeblena ay leeyhiin intaanay ka bixin meesha waa geedeeblee aynu ku duqayno…baadhitaan wanaagsan qof walba oo reer Somaliland ah oo ku nool dunida dacaladeed ragaas ha la soo baadho……WAXA KU JIRA LABA NIN OO AH REER SOMALILAND LABADAA NIN WAA LA SAAMAXAY….
ALLAA MOHAD LEH
ANIIS A. ESSA
WASHINGTON DC…USA