Wasiirka Warfaafinta Guri-Barwaaqo Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya in Shaqaalihiisa Lagu Anshax Mariyay Like and Share
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) Ayaa Kulan La Qaatay Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiiladda Somaliland, waxaanuu la hadlay warbaahinta kulnkaas kadib isagoo sheegay in Wararka Sheegaya in Shaqaale lagu Anshaxmariyay Like and Share ee wasaaradiisa.