Xildhibaan katirsan gollaha shacbaka Soomaliya oo geeriyooday
Waxaa magaalada Nairobi kugeeriyoday xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxman Maxamed Cumar (Juba).
Geeridiisa ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay guddomiyaha gollaha shacabka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe).