Madaxweynihii Hore ee Kenya oo Baroor diiq Loo Dameeyay

Baroor diiqayaal ayaa isugu soo baxay xarunta baarlamaanka Kenya si ay u daawadaan meydka Mwai Kibaki oo ahaa madaxweynihii saddexaad ee dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday todobaadkii hore isagoo 90 jir ah.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu guddoomin doono daawashada dadweynaha ee ka dhacayso xarunta baarlamaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker