Somaliland: Shirkadda Al Huda Herbal oo Qiratay Daawooyin Dhacay inay dalka Keeneen
Shirkada Al Huda Herbal Xarunteeda Hargaysa Ayaa Qiratay in Lahayd Dawooyinkii Dhacay iyo Galalkii Madhnaa Ee Dhawaan Lagu Qabtay Goroonka Diyaaradaha Ee Hargaysa
Dabagal iyo Baadhis Dheer oo Ay Saxaafada Somaliland Samaysay kadib Waxaa Waxay Ku Guulaysteen inay Ogaadaan isla markaana Ay Qirato Inay Leedahah Shirkadaasi Alhuda Herbal medicin Dawooyinkaasi Dhacay