Daawo: Kormeerka Faysal Cali Waraabe: Shacabka Hargeysa oo Quus ka taagan Dowladda Hoose oo ay ka Cawdeen

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Xisbiga, ayaa saaka kormeer indho-indhayn ah ku maray Suuqa Waaheen ee badtamaha caasimadda Hargeysa.

Daawo Muuqaalka Hoose

 

https://youtu.be/LD0j4oH2bRY

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker