Tacsi ku socota qoyskii Marxuun Cabdiwahaab Siciid Cawaale
Dhamaaan jaliyada Somaliyeed ee magaada Sheffeild waxay Tacsi u dirayaan qoyskii Hooyo Faadumo Ducaale geeridii ku timid Saygeedii Marxuun Cabdiwahab Siciid Cawaale oo shalay subax 15/1/19 ku geeriyooday magaalada Sheffeild maantan 16/1/19 lagu Aasay isla magaaladan Sheffeild .
Ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii,qaraabadii, ehelkii iyo dhamaanteenba Ilaahay samir iyo iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin.
Mataan M Omar
Sheffield.
