Madaxweyne Gobolka SELEL ka Qabo Gudoomiyaha Ciyaalka ah ee Xariirad illa xuduudadaha xidhay BEEN & DILAALIS mageyno.
Madaxweyne qaranka waanu jecelahay
Nabadaanu jecelahay
Kobobaca dhaqaalaha ayaanu jecelahay
Dalkayaga ayaanu jecelahay
Deris wanaag baanu jecelahay
Qarranimo iyo Masuuliyada ayaanu tixgerlin u haynaa.
Mudane Madaxweyne.
Gudoomiye Gobol maaha xil Shaqo lagu bilaabo.
Maaha Xil qof kaari ama Dilaal ah loo magacaabo
Maaha xil Ciyaal Shaadhkiisa iyo hantidaQaranka aan kala aqoon loo dhiibo.
Waxa xuduudaha ka socda waa Dilaal u waayey Mowliid.
Amniga qaranka ayuu been iyo Xalad abuur ku yahay.
Bulshada iyo Dowlada ayuu iska horkeena
Dowlada Jibuuti Buu Been Ka sheegayaa
Shaqaalaha dowlda ayuu Been ka sheegaya.
Wuxxuu Ceeb ku yahay Sumaha Dowlada
Wuxuu Fadeexad ku yahay Wasaarada Arrimaha Gudaha
Wuxuu Ceeb ku yahay REER SELEL
Beentiisa sharkuugu filan iyo fadeexad.
Madaxweyne CIDKA SELEL maqal oo sidaad Laascaanood u maqashay u maqal/
Badhsaabka iyo Gudoomiyaha Qoyskaaga ah ee laga soo cawdo aduu ceeb kuu soo jidayaa
wax kale sii Selel Masuul Qaran bay kaaga fadhidhidaaye Ciyaal kagama fadhido.
SELEL iskuul wiido Maaha ..
Madaxweyne
Xuduuda ilaa xariirada ka qabso ilmaha ayr aad keentay….
Adiga iyo xusbigaga iyo Dowldanimda ayay dan u taha…
Waxaynu eegnaaba waa Muuse…
xamse mohamed
xamse.moh1@gmail.com