Mudaaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco
Magaalada Burco waxa iyana ka bilaabmay Banaan bax ay shacabka Burco kaga soo hor jeedaan dhibaatooyinka ka taagan gobalada Bari ee Somaliland kuwaas oo saamayn amni iyo mid dhaqaale ba ku yeeshay habsami u socodka nolosha Bulshada deegaanadaas.