Daawo:-Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyey Arimo Ay Kala Hadleen Golaha Guurtida Somaliland.
Hargaysa-(OWN)-Siyaasi Cabdicasiis Samaale oo ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey kulan maanta masuulyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye ay maanta la qaateen guddida ka socota golaha gurtida oo ka soo talo bixineysay muddo kordhin uu golahaasi u sameynaayo golaha Wakiilada.
Halkan HooseKa Daaawo Muuqaalka Warkaasi.