Daawo:-Prof Cabdi Cali Oo Si Adag U Duray Jawaab Ay Bixiyeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland.
Hargaysa-(OWN)-Prof Cabdi Cali Jaamac Ayaa Waxaa Uu Si Adag U Duray Jawaab Ay Bixiyeen Taliska Ciidanka Booliska Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi